Ciidanka XDS oo waayadanba hurdada u diiday argagixisada AlShabab ayaa maanta guulo ka soo hooyay dagaalki ay ku qaaden Deegaanka Ceelbacad ee hoos yimaada Degmada Buulabarde , Ciidanka aya dhamaan burburiyay gobihi ay ku dhuumaleysanyeen cadawga iyagoona u geystay khasaaro badan pic.twitter.com/a6ZKlhLkWA

— Somali National Armed Forces (@SNAForce) July 29, 2021
.....