Waxaa wali si xawli ah ku socda baacsiga lagu haayo kooxda argagixisada ah ee Alshabab , duqeyn dhanka Cirka ah oo laga fuliyay Duleedka Deeganka Qayacad oo ay ku dhuumaalaysaneeyn argagixisada Alshabab ayaa waxa lagu gaarsiiyay khasaaro badan.#SNA pic.twitter.com/Q6h4lOPm7A

— Somali National Armed Forces (@SNAForce) August 1, 2021
.....